HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Caasho Ilyaas Aadan

Dhageyso:-Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Caasho Ilyaas Aadan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cambaareeyey falkii arxan darada ahaa ee habeen kahor loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Allaha u Naxariistee Caasho Ilyaas Aadan oo jirtay 13-sano.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in haweenku yiihiin dadka ay ku jirto karaamada bini aadamka, wuxuu tilmamaay in ay yihiin laf dhabarta bini’aadamka iyo horumarka bulsho kasta.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa cadeeyey in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid kasta oo ku xad gudubta xaquuqda bini’aadamka.

Dhinaca kale Saciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi u diray eheladii,qaraabadii iyo dhammaan Shacabka Soomaalieed ay ka baxday Marxuumad Caasho Ilyaas Aadan,isagoona ku amray laamaha amniga in ay si deg deg ah baaritaano dhab ah ugu sameeyaan dilkii loo geystay Marxuumada.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Saciid Deni.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories