HomeWararAkhriso:-Maxkamadda Gaalkacyo oo amar ku bixisay in la soo qabto dad lagu...

Akhriso:-Maxkamadda Gaalkacyo oo amar ku bixisay in la soo qabto dad lagu tuhmayo dilkii Caasho Ilyaas

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa amar ku bixisay in la soo qabto eedeeysane iyo gaari lagu tuhmaayo in Meydka Caasho Ilyaas Aadan lagu kor keenay Gurigooda,kadib markii la dilay. Maxkamadda ayaa amartay in la soo qabto eedeysame Yaasir Aadan Cali iyo Gaari loo heysto in uu ahaa midkii lagu keenay […]

- Advertisement -

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa amar ku bixisay in la soo qabto eedeeysane iyo gaari lagu tuhmaayo in Meydka Caasho Ilyaas Aadan lagu kor keenay Gurigooda,kadib markii la dilay.

Maxkamadda ayaa amartay in la soo qabto eedeysame Yaasir Aadan Cali iyo Gaari loo heysto in uu ahaa midkii lagu keenay Meydka Caasho Ilyaas Aadan.

- Advertisement -

Sidoo kale Maxkamadda ayaa Dhammaan laamaha amniga iyo Saldhiga Bartamaha dhexe ee Gaalkacyo wax ay Ogeysiisay in la soo qabto eedeysanaha iyo Gaaigaas.

Shalay ayaa waxaa Xaafad ka tirsan Gaalkacyo lagu arkay Meydka Caasho Ilyaas oo 13-sano jir aheyd,taasi oo si xun loo dilay,kadibna waxaana la sheegay in la dhigay Meydkeeda Gurigooda Hortiisa,isla markaana ay Reerkeeda ka maqneyd oo ay baadi goobayeen.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Amarka ka soo baxay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Magaalada Gaalkacyo.

 

 

 

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories