HomeCaalamkaAlshabaab iyo Ciidamada dowladda oo ku dagaalamay degmada Balcad

Alshabaab iyo Ciidamada dowladda oo ku dagaalamay degmada Balcad

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa xalay degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxaana dagaalka xoogiisu uu ka dhacay fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin meel ku dhow buundada degmada. Khasaaro iskugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa soo gaaray dhinacyada dagaalamay sida dadka deegaanku ay u sheegeen dalsan,iyada oo dagaalka xoogiisu uu socday ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa xalay degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxaana dagaalka xoogiisu uu ka dhacay fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin meel ku dhow buundada degmada.

Khasaaro iskugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa soo gaaray dhinacyada dagaalamay sida dadka deegaanku ay u sheegeen dalsan,iyada oo dagaalka xoogiisu uu socday ku dhawaad 30-daqiiqo.

- Advertisement -

Wararka saaka ka imaanaya Balcad ayaa sheegaya in uu howlgal ka socdo xaafado ka tirsan degmadaas gaara ahaana xaafadaha ku dhow kuwii dagaalku uu ka dhacay,saraakiisha ciidanka oo la hadlay Idaacada dalsan waxa ay sheegeen in ay iska difaaceen weerar ay Alshabaab ku soo qaadeen degmada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts