HomeCaalamka(SAWIRO) Maamulka Somaliland oo oggolaaday inay Xiriir dhow oo wada-shaqeyn la yeeshaan...

(SAWIRO) Maamulka Somaliland oo oggolaaday inay Xiriir dhow oo wada-shaqeyn la yeeshaan Dowladda Federaklka.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay inuu Ra’isul-wasaaruhu shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Somalia, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hoggaaminayey oo shalay booqasho ku tegay magaalladda Addis Abeba. Qoraalka waxaa lagu sheegay inay Labada dhinac ka wada xaajoodeen, iskuna af-garteen dhowr qoddob oo muhiim ah […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay inuu Ra’isul-wasaaruhu shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Somalia, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hoggaaminayey oo shalay booqasho ku tegay magaalladda Addis Abeba.

Qoraalka waxaa lagu sheegay inay Labada dhinac ka wada xaajoodeen, iskuna af-garteen dhowr qoddob oo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Xoojinta xiriirka dadka u dhashay Ethiopia iyo Somaliland, hubinta Ammaanka dadka Ethiopianka ee ku sugan gudaha Somaliland iyo inay ka wada shaqeeyaan Arrimaha Dhaqaalaha, Dekedaha, Ammaanka iyo Nabadda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu aqbalay Talooyin uga yimid dhinaca Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo ku aadan Isdhexgalka dadka ee Gobalka iyo in Maamulka Somaliland  sii xoojiyo  inay  si dhow ula shaqeeyaan  DFS.

Dhinaca kale,  Qoraal la so dhigay Barta  Twitter-ka ee Madaxtooyadda Somalia waxaa lagu  soo dhaweeyey Heshiiska uu Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi ku oggolaaday inuu iskaashi dhow iyo wada-shaqayn la yeeshaan DFS iyo Fikradda ah  inay dadka Gobalka is-dhex galaan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories