HomeWararGolaha Wasiirada Cusub ee Puntland oo Goordhow la Ansixiyay

Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland oo Goordhow la Ansixiyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaasi,waxaana la horgeeyay Golaha Wasiirada cusub ee Puntland. Kulanka 43-aad ee fadhigiisa 19-aad ayaa waxaa Goobjoog ahaa 63 xildhibaan,halka 4 xildhibaan ay ka maqnaayeen ,intaasi kadib waxaa la guda galay cod u qaadista sidii loo ansixin lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaasi,waxaana la horgeeyay Golaha Wasiirada cusub ee Puntland.

Kulanka 43-aad ee fadhigiisa 19-aad ayaa waxaa Goobjoog ahaa 63 xildhibaan,halka 4 xildhibaan ay ka maqnaayeen ,intaasi kadib waxaa la guda galay cod u qaadista sidii loo ansixin lahaa Golaha Wasiirada  ayaa ogolaatay ansixinta halka laba ay ku aamustay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa sheegay in ay ansax tahay ansixinta Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland.

10-ka Bishaan ayuu Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada,kuwaasi oo ka kooban 18 Wasiir,18 Wasiir kuxigeen iyo 9 Wasiiru dowle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts