HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Suuqa Bakaaraha

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Goordhow waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade. Dilka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay qeybta  loo yaqaano Cabdala Shideeyaha ee Suuqa Bakaaraha,isla markaana rag hubeysan ay toogteen Ganacsadaha xili uu halkaasi ku sugnaa. Goobjoogayaal ayaa Dalsan u […]

- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Goordhow waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade.

Dilka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay qeybta  loo yaqaano Cabdala Shideeyaha ee Suuqa Bakaaraha,isla markaana rag hubeysan ay toogteen Ganacsadaha xili uu halkaasi ku sugnaa.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in Ninka la dilay uu la ahaa goob lagu farsameyo Makiinadaha lagu shiido khudaarta,iyadoo ragii ka dambeeyay falkaasi goobta ay si deg deg ah uga baxasdeen.

Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marar qaar ka dhaca dilal qorsheyn,kuwasi oo Mas’uuliyadooda sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories