HomeWararMadaafiic lagu weeraray Saldhiga Ciidanka Jubaland ee Baar Sanguuni

Madaafiic lagu weeraray Saldhiga Ciidanka Jubaland ee Baar Sanguuni

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Alshabaab ayaa xalay weerar madaafiid ah waxa ay kun weerareen deegaanka Baar-saanguuni ee gobalka Jubada Hoose,saqdii dhexe ee xalay waxaa jug culus laga maqlayay saldhiga ciidanka jubaland ay ku leeyihiin deegaankaas.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in ilaa iyo 4-jug ay maqleen laakiinse aysan xaqiijin Karin halka ay ku dhacayeen,Alshabaab ayaa sheegatay in weerar madaafiic ah ay ku qaadeen saldhigaan ciidanka Jubaland iyo kuwa dowladda ee deegaanka Baar-sanguuni ee gobalka Jubada hoose.

- Advertisement -

Saraakiisha Maamulkaas oo aan la xiriirnay waxa ay sheegeen in aysan jirin waxa khasaara ah oo ka dhashay hoobiyaashaas ay Shabaabku ku weerareen Saldhiga milatari,sidaan oo kale ayaa dhowr jeer waxaa madaafiic loogu garaacay saldhigaan iyada oo ay sii dheereed weerar toos ah oo Alshabaab ay marar badan ku qaadeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories