HomeWararDhageyso:-Halka uu marayo qorshaha guddiga badbaadinta iyo soo celinta Hantida

Dhageyso:-Halka uu marayo qorshaha guddiga badbaadinta iyo soo celinta Hantida

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iiul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Khere ayaa shalay gudoomiyay kulan ay yeesheen xubnaha gudiga soo celinta hantida ee uu dhawaan la magacaabay iyaga oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay muddadii ay shaqeynayeen. Wasiirka waxbarashada C/laahi Goodax Barre oo ah gudoomiyaha gudiga badbaada iyo soo celinta hantida maqan ayaa sheegay in gudigu uu ka shaqeynayay […]

- Advertisement -

Ra’iiul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Khere ayaa shalay gudoomiyay kulan ay yeesheen xubnaha gudiga soo celinta hantida ee uu dhawaan la magacaabay iyaga oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay muddadii ay shaqeynayeen.

Wasiirka waxbarashada C/laahi Goodax Barre oo ah gudoomiyaha gudiga badbaada iyo soo celinta hantida maqan ayaa sheegay in gudigu uu ka shaqeynayay muddooyinkii ugu dambeeyay sidii shaqadooda loo waafajin lahaa tubaha ay ku shaqeynayso xukuumadda,waxaana intaas uu ku daray in ay wadaan baaritaano ku aadan hantida maqan iyo meelaha ay ku yaalaan.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Wasiirka waxbarashad oo gudoomiye u ah guddiga waxaa wax laga weydiiyay wararka sheegaya in shaqada guddigu ay ku koobantahay Muqdisho waxa uu yiri”Shaqadeynu tahay in aan tagno gobal kasta xitaa gobalada Waqooyi waana ay socotaa howsha”

Halkaa Ka Dhageyso Codka Wasiirka Waxbarashada

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories