HomeWararDhageyso:-Wasiirka Maaliyadda oo digniin adag u diray Shirkadaha aan bixin Canshuurta

Dhageyso:-Wasiirka Maaliyadda oo digniin adag u diray Shirkadaha aan bixin Canshuurta

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shir jiraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay halka uu marayo qorshaha deyn cafinta dalka iyo heerka uu marayo barnaamijka kobcinta dakhliga dowladda waxaana uu tilmaamay in shir ka dhacaya muqdisho uu gunaanad u yahay qorshaha deynta looga cafinayo Soomaaliya. Dhinaca kalana waxa uu soo […]

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shir jiraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay halka uu marayo qorshaha deyn cafinta dalka iyo heerka uu marayo barnaamijka kobcinta dakhliga dowladda waxaana uu tilmaamay in shir ka dhacaya muqdisho uu gunaanad u yahay qorshaha deynta looga cafinayo Soomaaliya.

Dhinaca kalana waxa uu soo hadal qaaday habka bixinta canshuurha iyo sida ganacsatadu ay u bixiyaan canshuurta ku waajibtay ganacsiyada ay leeyihiin,waxaase uu xaqiijiyay in ay jiraan shirkado ganacsi oo aan bixin canshuurta.

- Advertisement -

Wasiir Beyle ayaa sheegay in dacwad ka gudbiyeen shirkadaha aan bixin canshuurta isaga oo uga digay dadkaas in ay ka waantoobaan la baxsadka canshuurta,hadii kalana waxa uu tilmaamay in uu bulshada u soo bandhigayo magacyada shirkadahaas.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Wasiirka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories