HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay dilka Madaxii DP World ee Dekada...

Dhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay dilka Madaxii DP World ee Dekada Boosaaso

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida maamulihii dekedda Boosaaso ee Shirkadda Mr. Paul Anthony Farmosa oo saaka subaxnimadii dil loogu geystey Magaalada Boosaaso. Madaxweyanaha Puntland ayaa uga tacsiyey gaarida Paul Anthony Farmosa shirkadda P&O iyo shacabka Dalka Talyaaniga, Dalka Imaaraadka oo shirkadda lagaleeyahay, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey iyo dhammaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida maamulihii dekedda Boosaaso ee Shirkadda Mr. Paul Anthony Farmosa oo saaka subaxnimadii dil loogu geystey Magaalada Boosaaso.

Madaxweyanaha Puntland ayaa uga tacsiyey gaarida Paul Anthony Farmosa shirkadda P&O iyo shacabka Dalka Talyaaniga, Dalka Imaaraadka oo shirkadda lagaleeyahay, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey iyo dhammaan ummaadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa xaqiijiyey in talaabo sharci ah laga qaadidoona cid kasta oo lug ku yeelata falkani foosha xun, waxaa uu Madaxweynuhu shacabka Puntland ku booriyey in ay la shaqeyan laamaha amniga Puntland si looga hortago falalka amniga lidiga ku ah.

Dhinaca kale Madaxweyne Deni ayaa cadeeyey in Al-shabaab, daacish iyo cid kasta oo cilaaqaad laleh ay mutaysandoonaan ciqaab adag oo aan naxariis lahayn, isla markaana waxa uu faray Ciidamada Puntland meelkasta oo ay joogaan inay heegan u galaan sidii ay dalkooda iyo dadkoodaba u ilaalin lahaayeen.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada weerarkii saakay lagu dilay Madaxii Shirkadda DP World ee dekadda Boosaaso ee Paul Anthony Farmosa.

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts