HomeWararMareykanka oo War Cusub kasoo saaray duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Hiiraan

Mareykanka oo War Cusub kasoo saaray duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War qoraal ah oo kasoo baxay howl-galka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntu ay ka dhacday saldhig ay  Al-Shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeelleey oo qiyaastii 22 km Koonfur Galbeed ka xigta Magaalada Baladweyne oo ah Xarunta Gobolka Hiiraan. Ma jiraan wax dhimasho iyo dhaawac ah oo duqeynta kasoo gaaray Dadka Rayidka ah ee ku nool […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo kasoo baxay howl-galka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntu ay ka dhacday saldhig ay  Al-Shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeelleey oo qiyaastii 22 km Koonfur Galbeed ka xigta Magaalada Baladweyne oo ah Xarunta Gobolka Hiiraan.

Ma jiraan wax dhimasho iyo dhaawac ah oo duqeynta kasoo gaaray Dadka Rayidka ah ee ku nool goobaha la weeraray, sida lagu sheegay warka kasoo baxay Africom.

- Advertisement -

Agaasimaha howl-gallada Afrika ee Africom, Jeneraal; Gregg Olson, ayaa sheegay in ay wada shaqayn dhow leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibbadooda Caalamka, si ay loo dhowro Shacabka.

Warka kasoo baxay (Africom) ayaa lagu sheegay in  24 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dileen kadib duqeyn dhinaca cirka ah oo Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Si kastaba warkaan kasoo baxay Africom weli dhankooda kama hadlin Al-Shabaab oo la sheegay in duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan looga  dilay Xubno ka tirsanaa.a

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts