HomeWararMadaxweyne Farmaajo iyo inta badan Madaxda Carbeed oo aan ka qeyb galaynin...

Madaxweyne Farmaajo iyo inta badan Madaxda Carbeed oo aan ka qeyb galaynin Shirka furmayo Bayruut

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hoggaamiyayaasha dowladaha Carabta waxay maanta ku madalsanaayeen inay ka qeyb galaan Shirweynaha Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda, kaasi oo la filayo inuu saacadaha soo socdo ka furmo Caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut. Warbaahinta dalkaasi waxay sheegtay inay tiro kooban oo Hoggaamiyayaal ah xaadir ku yihiin Madasha Shirka, halka inta badan Madaxda Carabta ee lagu casuumin Shirkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha dowladaha Carabta waxay maanta ku madalsanaayeen inay ka qeyb galaan Shirweynaha Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda, kaasi oo la filayo inuu saacadaha soo socdo ka furmo Caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut.

Warbaahinta dalkaasi waxay sheegtay inay tiro kooban oo Hoggaamiyayaal ah xaadir ku yihiin Madasha Shirka, halka inta badan Madaxda Carabta ee lagu casuumin Shirkaasi soo dirsadeen Wasiiro u matala Kulankaasi.

- Advertisement -

Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani  iyo Wafdi uu hoggaaminayey waxay saakayto gaareen Caasimadda Lubnaan ee Beyruut, iyadoo u u Madaxweynaha dalkaasi, Misheel Coon ku soo dhaweeyey Wafdigaasi Garoonka  Diyaaradaha ee Rafiiq Xariiri ee Beyruut.

Madaxweynaha dalka Murutaaniya, Maxamed Walad C/casiis ayaa ah Hoggaamiyaha keliya ee isagana la filayo inuu ka qeyb galo Shirka Beyruut.

Hoggaamiyayaal culus oo ka taliya dalalka Carbeed oo horey u sheegay inay ka qeyb geli doonaan Shirkaasi ayaa la sheegay inay daqiiqadii ugu dambeysay iclaamiyeen inay ka baaqdeen Shirkaasi.

- Advertisement -

Madaxda ka baaqday Shirkaasi waxaa ka mid ahAmiirka dalka Kuweyt, Boqorka Sacuduiga, Madaxweynayaasha Masar, Somalia  iyo Maamulka Falastiin iyo kuwo kale.

Hoggaamiyaayasha 20-dal o oCarbeed o oka qeyb geli lahaa shirka Lubnaan waxay halkaasi u direen Wafuud u badan Ra’isul-wasaarayaal Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo kuwa Maaliyadda.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Lubnaan waxay niyad-xumo ka muujisay  tirada Madaxda kooban ee ka qeyb galaysa Shirkaasi, iyadoo ay Dowladda Lubnaan casuumaad wadareed u kala direen dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts