HomeWararSawirro:-Dhalinyaro ku biirtay Ciidanka xooga oo tababar loo soo xiray

Sawirro:-Dhalinyaro ku biirtay Ciidanka xooga oo tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

-ku dhawaad 81 Howlwadeenno Caafimaad ah ayaa ka mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya kuwaasi oo si Mutadacnimo ah ugu mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Dhalinyaradaani ayaa isugu jira Kalkaaliyaal,Sheebaaristayaal,iyo Dhaqaatiir kuwaasi ayaa si mutadawacnimo ah ugu biiray ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya

Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Xukumada Soomaaliya Maxamed Saciid oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe iyo Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya   General Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu soo xerayay dhalinyaradaani.

Madaxa Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya G/dhaxe Mahad Cabdullahi Shiine iyo General Xasan Mahdi Madaxa Hogaanka Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in dhalinyaradaani maanta tababar uu u dhamaaday ay ka mid yihiin dhalinyaro baratay Culuumta Caafimaadka isla Markaana ka mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka.

Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka general Odowaa Yuusuf Raage  ayaa sheegay in Dhaqaatiirta Maanta uu u dhamaaday tababarka ciidan  ay ka howlgali doonaan dhamaan gobolada dal halkaasi oo ay ka socdaan howlgalada dalka looga xureynayo nabadiidka Al-shabaab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe waxa uu sheegay in Ardayda Aqoon yahanada ah in ay u Abuuri doonaan Fursado Shaqo Ah

Wasiir Ku xigeenka Caafimaadka Xukumada Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullahi ayaa tilmaamay wasaarada Caafimaadka ay ka howlgali doonto Goobaha Cadowga Al-shabaab laga xureeyo

Munaasabada ayaa shahadooyin waxaa lagu gudoonsiiyay Ardeydii kaalimaha ugu horeeyay ka galay mudadii tababarka uu u socday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories