HomeCaalamkaMadaxweynaha Eritrea oo kusoo wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Eritrea oo kusoo wajahan Muqdisho

Date:

Related stories

Carruurta Soomaaliya oo xarumo cusub ku helaya ilaalin iyo karaamo

Carruurta Soomaaliya oo xarumo cusub ku helaya ilaalin iyo...

Xukuumada Somalia oo cambaareeyay booqashada Somaliland ee Falastiin

Xamsa oo cambaareeyay booqashada Somaliland ee Falastiin Muqdisho, Khamiis 18...

Somalia oo ku baaqay dadaallada lagu yareynayo saboolnimada carruurta

SoDMA oo ka hadashay saboolnimada carruurta Soomaaliyeed Muqdisho, 18 Juun...

Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed

Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed Muqdisho,...

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...
- Advertisement -

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Madaxweynaha dalka Ereteriya Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo inay soo gaaraan Magalada Muqdisho.

Wafdiga imaanshihiisa ayaa waxaa shaacisay Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana la sheegay inay qeyb ka noqon doonaan Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi Ereteriya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Ereteriya ayaa kulan yeelan doona,iyaga oo uga wada hadli doona xoojinta xiriirka labada dal oo dhowaan dib u bilowday.

Ammaanka Magalada Muqdisho ayaa Maanta aad loo adkeeyay,waxaana inta badan xiran Wadooyinka Magalada Muqdisho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories