HomeCaalamkaMuhaajiriin Somali ah oo bilihii la soo dhaafay gaaray Talyaaniga

Muhaajiriin Somali ah oo bilihii la soo dhaafay gaaray Talyaaniga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Tobankii bilood ee ugu horreeyey sannadkan 2018-kii,waxaa la diiwaan geliyey inay 3,346 carruur aan lala soconin iyo dhallinyaro aan weli qaan gaarin ayaa la sheegay inay doonyo ku galeen Talyaaniga. Shabakadda Reliefweb ayaa qortay in carruurtaasi oo ka soo kala jeeda Qaaradda Afrika iyo dalka Pakistan ay si nabad ah ku tageen Talyaaniga muddadii u […]

- Advertisement -
Tobankii bilood ee ugu horreeyey sannadkan 2018-kii,waxaa la diiwaan geliyey inay 3,346 carruur aan lala soconin iyo dhallinyaro aan weli qaan gaarin ayaa la sheegay inay doonyo ku galeen Talyaaniga.
Shabakadda Reliefweb ayaa qortay in carruurtaasi oo ka soo kala jeeda Qaaradda Afrika iyo dalka Pakistan ay si nabad ah ku tageen Talyaaniga muddadii u dhexeysay Bishii Janaayo ilaa October ee sannadkan.
Tiradaasi ayaa la sheegay inay aad uga hooseyso marka loo eego tiradii sannadki ihore caga-dhigtay Xeebaha Talyaaniga.
Tiradda Carruurta aysan ehelkooda ama waalidkooda la soconin  iyo dhallinyarada aan qaan-garain ee ka soo jeeda Somalia ee sannadkan tahriibka dhinaca Badda ku galay Talyaaniga waxaa  lagu sheegay 137 qof.
Tiro-koob ay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga soo saartay  waxaa lagu soo bandhigay inay 137  carruur iyo dhalinyaro aan qaan-gaarin oo Somali sannadkan gaareen dalka Talyaaniga.
Liiska waxaa kaloo lagu xusay inay carruur iyo dhallinyaro aan qaan-gaarin oo ka kala socda dalal ay ka mid yihiin Eritrea, Sudan, Tunisia, Nigeria iyo Algeria ay tobankii bilood ee ugu horreysay sannadkan tahriib ku gaareen Xeebaha Talyaaniga.
Si kastaba ha ahaatee,  Hay’adda UNHCR ma soo bandhigin tiradda carruurta iyo dadka aan qaan-gaarin ee   ee sannadkan ku geeriyooday, iyagoo u tahriibaya Talyaaniga.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts