HomeCaalamkaIiraan oo lagu eedeeyay fududeynta Dhuxusha sida sharci-darradda looga dhoofiyo Somalia

Iiraan oo lagu eedeeyay fududeynta Dhuxusha sida sharci-darradda looga dhoofiyo Somalia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mraaykanka, Mayk Pompeyo ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM xalay ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York. Waxa uu ku eedeeyey Dowladda Iiraan inay horumarinayso Gantaalladda Balaastikadda, oo uu xusay inay khatar ku yihiin dalalka Bariga Dhexe, wuxuuna ku baaqay in Iiraan […]

- Advertisement -
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mraaykanka, Mayk Pompeyo ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM xalay ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York.
Waxa uu ku eedeeyey Dowladda Iiraan inay horumarinayso Gantaalladda Balaastikadda, oo uu xusay inay khatar ku yihiin dalalka Bariga Dhexe, wuxuuna ku baaqay in Iiraan lagu sii giijiyo cunaqabataynta Hubka ee ay QM ku soo rogtay dalkaasi oo ku ekaan doona sannadka 2020-ka.
Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Marykanka, Mayk Pompeyo  waxa uu ku eedeeyey Dowladda Iiraan inay fududeynayso Ganacsiga sharci-darradda ee Dhuxusha laga soo dhoofiyo Somalia.
Waxa uu intaasi ku daray inay Dhoofinta Dhuxusha ka macaashaan Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.
Si kastaba ha ahaatee,  Eedeyntiisa waxay ku soo beegantay iyadoo ay Khubarada QM ee La-socodka Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somalia horey u sheegeen in  hayaan caddaymo muujinay in ay Dekedaha Iiraan ku xirtaan Maraakiibta shixnadaha dhuxusha ka qaada Dekeddo ku yaalla dalka  Soma
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts