HomeWararTaliye Indha-Qarshe''Dilkii Saraakiisha uma joogsan doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab''

Taliye Indha-Qarshe”Dilkii Saraakiisha uma joogsan doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka geeriyoodeen general Cumar dheere oo ahaa Taliyihii qeybta 12April iyo Abaandullaha qeybta 12April ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdi Cali Jamaame kuwaasi oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow degaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka geeriyoodeen general Cumar dheere oo ahaa Taliyihii qeybta 12April iyo Abaandullaha qeybta 12April ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdi Cali Jamaame kuwaasi oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabellaha Hoose.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca Ciidanka Xoogga Dalka iyo kaygaba, waxaan tiiraanyada la qaybsanayaa qoyskii, ehelladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka shahiideen Taliyihii Qaybta 12-ka Abriil Marxuum Janaraal Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere), Abaanduulihiisii Marxuum Janaraal Cabdi Cali Jamaame iyo geesiyaashii kale ee la shahiidey”ayuu yiri  S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe.

- Advertisement -

“Labada Janaraal iyo askartii kale ee ku dhintay qaraxaas waxay waqtigoodii iyo naftoodiiba u hureen Difaaca Dalkooda waxayna dadaal badan galiyeen sidii Soomaaliya looga saari lahaa lahaa   Al-Shabaab”ayuu raaciyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in geerida Saraakiishaani aysan niyad jabin doonin Ciidanka Xoogga Dalka, isagoona Tilmaamay Mar waliba Ciidanka Xoogga Dalka ay sii wadi doonaan Howlgalka Dalka.looga xureynayo  Al-Shabaab.

Dhanka kale Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod iyo  Dhammaan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Ehelada ay ka shahiideen Saraakiisha iyo Askarta kaga tacsiyadeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts