HomeWararSawirro:-Dowladda Norway oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Sawirro:-Dowladda Norway oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Amb: verbjorn Hines. Labada Mas”uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood gaar ahaan labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Norway. Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii loo diyaarin lahaa barnaamijyo lagu hormarinayo Golaha shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Amb: verbjorn Hines.

Labada Mas”uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood gaar ahaan labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Norway.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii loo diyaarin lahaa barnaamijyo lagu hormarinayo Golaha shacabka laguna xoojinayo wada shaqeynta labada Baarlamaan.

Safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Amb verbjorn Hines ayaa sheegay in Dowladda Norway mar walbo garab taagan tahay Golaha shacabka.

“Mudane guddoomiye waxaan kaaga mahad celinaya sida diiran ee aad xafiiskaaga igu soo dhoweysay, Dowladda Norway iyo shacabkeeda waxa ay  diyaar u yihiin in Soomaaliya ay garab istaagaan mar walbo, waxan kuu balan qaadaya howlaha aan hada wadno inan sii balaarino”. ayuu yiri Amb verbjorn Hines.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo dhankiisa kulanka ka hadlay ayaa aad ugu dheeraaay xiriirka wanaagsn ee Soomaaliya kala dhaxeeya Dowladda Norway.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Dowladda Norway ay Baarlamaanka Soomaaliya ka taageerto dhinacyo badan.

“Dowladda Norway waxa ay ka mid tahay Dowladdaha Baarlamaankeena si wanaagsan u taageera uguna caawiya dhinacyo badan oo muhiim u ah howlaha aan wadno”. ayuu yiri guddoomiye Mursal.

Labada Ma”suul ayaa ku balamay in la qabto kulamo heer farsamo ah oo lagu diyaarinayo mashaariic ka turjumeysa waxqabadka in la kordhiyo iyo in la fuliyo wixii lagu balamay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts