HomeWararCiidamo ka wada tirsan dowlada oo ku dagaalamay Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan dowlada oo ku dagaalamay Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhoweyd Israsaaseyn xoogan ku dhexmartay Ciidamo uu watay Gen. Sheegoow oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogan dalka Soomaaliya iyo Ciidamo Boolis ah,taasi oo ka dhacday Isgoyska Seybiyaano ee Degmada Hoden ee Gobolka Banaadir. Israsaaseynta labada dhinac dhexmartay ayaa timid kadib markii Ciidamo uu watay  Gen. Sheegoow oo saarnaa Gaari Cabdi Bile […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhoweyd Israsaaseyn xoogan ku dhexmartay Ciidamo uu watay Gen. Sheegoow oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogan dalka Soomaaliya iyo Ciidamo Boolis ah,taasi oo ka dhacday Isgoyska Seybiyaano ee Degmada Hoden ee Gobolka Banaadir.

Israsaaseynta labada dhinac dhexmartay ayaa timid kadib markii Ciidamo uu watay  Gen. Sheegoow oo saarnaa Gaari Cabdi Bile ah ay isku dayeen in ay xoogan ku maraan Koontarool ay ku sugnaayen Ciidamo Boolis ah kaasi yaalla Isgoyska Seybiyaano,isla markaana uu muran soo kala dhexgalay,waxaana ka dhashay Khasaaro.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo ku sugnaa Goobta ay ka dhacday  Israsaaseynta ayaa waxa ay inoo sheegeen in Khasaaro uu ka dhashay israsaaseyntaas waxaana ku dhaawacmay Saddex ruux,iyadoona la sheegay in mid kamid ah dhaawcyada ay tahay Haweyney.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Ciidamo kale oo ka tirsan dowlada ay goobta gaareen,waxaana hadda xaalada ay mid degan waxaana dib u soo laabtay isku socodka gaadiidka iyo dadka oo muddo kooban hakad galay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts