HomeWararCiidamada Dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno Cusub

Ciidamada Dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jamaame oo ay gacanta ku hayeen  Al-Shabaab. Howl-galadan ayaa la sheegay in ay bilowdeen saaka aroortii hore kadib marii ciidamadu weerar qorsheysan ay ku qaadeen  deegaanna ku teedsan degmada Jamaame, iyagoo gacanta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jamaame oo ay gacanta ku hayeen  Al-Shabaab.

Howl-galadan ayaa la sheegay in ay bilowdeen saaka aroortii hore kadib marii ciidamadu weerar qorsheysan ay ku qaadeen  deegaanna ku teedsan degmada Jamaame, iyagoo gacanta ku dhigey dhammaan deegannada hoos yimada degmadaasi.

- Advertisement -

Deeganada ay ciidamadu la wareegen waxaa kamid ah Bangiini,maana muufo iyo koban oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Generaal  Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo ah lataliyaha madaxweynaha Jubbaland ee dhanka ammaanka ayaa sharaxad ka bixiyay howlgalada ciidamadu ay ka fuliyeen deegaanadaasi.

“Hadda maanta koban baa la joogaa ciidanku Baar-sanguuni wuu ka tagay,howlgalkaasi gurmadkiisa iyo u diyaargarowgiisi iyo ciidankii horaydaasi jiro haday wax soo gaaraan u gurmashadooda ka mid bay ahayd,hadana wax qasaare ah 2 will oo dhaawac ayaa naloo sheegay,iyagana 5 qof ayaa laga dilay mooto ay wateena waa laga qabsaday,hoobiyaal in ay soo ridayeen baa la ii sheegay”. Ayuu yiri Yuusuf Dhuumal.

- Advertisement -

Dad ku sugan deegaanada howlgalka ka dhacay ayaa waxa ay sheegeen in Al-shabaab  Gabi ahaanba isaga baxeen degmada Jamaame kadib howlgalkii saakay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts