HomeCaalamkaKumanaan ruux oo ka barakacay rabshadaha ka socda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Kumanaan ruux oo ka barakacay rabshadaha ka socda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Date:

Related stories

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Rabshadaha saacadihii la soo dhaafay ka socday magaalooyin ka mid ah  dowlad deegaanka soomalida Itoobiya ayaa sabab u noqday in ay barakacaan kumanaan ruux si aysan dhibaato u soo gaarin. Qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka iyo dad ku sugan Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in dad badan ay ka baraceen rabashadahaas oo ka socda […]

- Advertisement -

Rabshadaha saacadihii la soo dhaafay ka socday magaalooyin ka mid ah  dowlad deegaanka soomalida Itoobiya ayaa sabab u noqday in ay barakacaan kumanaan ruux si aysan dhibaato u soo gaarin.

Qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka iyo dad ku sugan Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in dad badan ay ka baraceen rabashadahaas oo ka socda Magaalooyinka Jigjiga iyo diridhaba ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

- Advertisement -

Qof ku hadlayay  Luuqada afka Oromada ayaa sheegay in 10,000 qof ay u qaxeen dalka Jabuuti iyaga ka cararaya xasilooni darro ka jirta deegaanka Shiniile ee DDS iyo deegaanada kale ee rabshaduhu ay ka jiraan.

Dawladda Itoobiya ayaa sheegaysa in ciidamada militarigu ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u ilaaliso nabadgelyada gobolka Soomaalida ee kuyaal Bariga dalkaas. Kadib markii iskudhacyo qawmiyadeed ay galaafteen nolosha ugu yaraan 10 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories