HomeCaalamkaMaxaa ka jira inay Ciiddanka Kenya ku lug leeyihiin Dhuxusaha laga dhoofiyo...

Maxaa ka jira inay Ciiddanka Kenya ku lug leeyihiin Dhuxusaha laga dhoofiyo Jubbooyinka?

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Taliyihii ugu horreyey ee Ciiddanka Kenya ee jooga Somalia, Sarreeye Gaas Johnson Kimani Ondiek oo la hadlay Guddiga Difaaca iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka dalkiisa waxa uu si kulul u beeniyey inay Ciiddankooda ku lug leeyihiin Dhuxusha laga dhoofiyo Dekedda Kismaayo. Johnson Kimani Ondiek oo haatan loo magacaabay Danjiraha Kenya u jooga dalka Turkiga waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyihii ugu horreyey ee Ciiddanka Kenya ee jooga Somalia, Sarreeye Gaas Johnson Kimani Ondiek oo la hadlay Guddiga Difaaca iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka dalkiisa waxa uu si kulul u beeniyey inay Ciiddankooda ku lug leeyihiin Dhuxusha laga dhoofiyo Dekedda Kismaayo.

Johnson Kimani Ondiek oo haatan loo magacaabay Danjiraha Kenya u jooga dalka Turkiga waxa uu xusay muddadii uu Taliyaha u ahaa Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia inay Ciiddankiisa mashquul ku ahaayeen La-dagaalanka Alshabaab, isla markaana aysan fursad u haynin waxa uu ugu yeeray Ganacsigaas Wasaqda ah.

- Advertisement -

Waxa kale oo  ka fogeeyey Warbixinta QM ee lagu sheegay inay Ciiddanka Kenya ku lug lahaayeen Ganacsiga Dhuxusha Somalia, xilligii uu isagu ahaa Taliyihii Ciiddankaasi.

Waxa uu ku carrabka ku adkeeyey in Warbixintaasi looga dan lahaa in sumcadda magaca Ciiddanka lagu xumeeyo, wuxuuna difaacay Dishibiliinka Ciiddanka Kenyanka ku sugan gudaha Somalia.

Dhinaca kale, Sarreeye Gaas Johnson Kimani Ondiek oo ka mid ahaa Saraakiishii ugu horreysay ee Hawlgalka Linda Nchi Operation waxa uu sheegay in lagu guuleystay hadafkii laga lahaa Hawlgalkaasi ay gudaha ugu soo galeen Somalia bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts