HomeCaalamkaWaqooyiga Kuurya oo dardar gelinaysa Gantaalladda isaga kala gudba Qaaraddaha Adduunka.

Waqooyiga Kuurya oo dardar gelinaysa Gantaalladda isaga kala gudba Qaaraddaha Adduunka.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dayax-gacmeed ay leeyihiin Sirdoonka Maraykanka ayaa soo bandhigay Muuqaalo muujinaya inay Waqooyiga Kuurya cusbooneysiisay Weshad lagu farsameeyo Gantaallada Balaastikadda ee  isaga kala gudbi kara Qaaradaha Caalamka ee loo yaqaano ICBM Sarkaal saare oo Maraykan oo la hadlay Wargeyska The Washington Post ayaa sheegya inay Waqooyiga Kuurya u muuqato  inay dhisanayso hal ama labo Wershado lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dayax-gacmeed ay leeyihiin Sirdoonka Maraykanka ayaa soo bandhigay Muuqaalo muujinaya inay Waqooyiga Kuurya cusbooneysiisay Weshad lagu farsameeyo Gantaallada Balaastikadda ee  isaga kala gudbi kara Qaaradaha Caalamka ee loo yaqaano ICBM

Sarkaal saare oo Maraykan oo la hadlay Wargeyska The Washington Post ayaa sheegya inay Waqooyiga Kuurya u muuqato  inay dhisanayso hal ama labo Wershado lagu farsameeyo Gantaalladaasi ka dhisanayso meel ka baxsan Caasimadda dalkaasi ee Biyoonyang

- Advertisement -

Sarkaal kale oo Maraykan ah oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS waxa uu tilmaamay in mid ka mid ah  Muuqaalladda la soo qaaday muujinayo  Gaari Xamuul iyo mid Tarayl ah oo daboolan, kuwaasi oo u muuqaal ekaa Gaadiidka ay Waqooyiga Kuurya u adeegsato in lagu dhaqaajiyo Gantaalladdaasi.

Dhinaca kale, Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka weli kama hadlin Sawiradda dhinaca Sirdoonka ee lagu soo bandhigay inay Dowladda Waqooyiga Kuurya dib u bilowday dhismaha Gantaalladda Balaastikada ee isaga kala gudbi kara Qaaradaha Caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts