HomeCaalamkaAskar ku geeriyootay Qarax ka dhacay dalka Filibiin.

Askar ku geeriyootay Qarax ka dhacay dalka Filibiin.

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ugu yaraan 10 Askari ayaa ku geeriyootay qarax saakayto ka dhex dhacay Gaari taagnaa meel ku dhow Bar Kontorool oo ku taalla Jesiiradda Basilan.

Sarkaal u hadlay Milliteriga dalkaasi waxa uu sheegay inuu Gaarigu qarxay, xilli ay Ciiddanka joojiyeen, si ay ula hadlaan Dareewalkii Gaariga.

- Advertisement -

Waxa uu yilmaamay inay tuhunsan yihiin in Koox Islaami oo gacan-saar la leh Kooxda Daacish ka dambeeyeen Qaraxaasi oo lagu dilay dad isugu jiray Askar, Maleeshiyo iyo dad rayid o oay ku jireen Hooyo iyo ilmo ay dhashay.

Guddoomiyaha Jesiiradda BASILAN, Jim Saliman waxa uu sheegay inay so ogaareen inay Kooxda Abu Sayaaf ka dambeysay Qaraxaasi, balse ma uusan bixinin Faahfaahino kale.

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories