HomeCaalamkaHawlgalka ay Ciiddanka Badda ee EU-da ka wadaan Xeebaha Somalia oo xilliga...

Hawlgalka ay Ciiddanka Badda ee EU-da ka wadaan Xeebaha Somalia oo xilliga loo kordhiyey.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Golaha Europe (The European Council) waxay isla ogaadeen in xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Badda ee Europe ee ka hawl-gala Xeebaha Somalia tan iyo bisha December 31-da ee sannadka 2020-ka. Qoraal la soo dhigay Websaytka Golaha Europe waxaa kaloo lagu xusay in Xarunta Ammaanka Maraakiibta ee Geeska Afrika waxaa loo soo wareejin doonaa magaalladda Brest ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Europe (The European Council) waxay isla ogaadeen in xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Badda ee Europe ee ka hawl-gala Xeebaha Somalia tan iyo bisha December 31-da ee sannadka 2020-ka.

Qoraal la soo dhigay Websaytka Golaha Europe waxaa kaloo lagu xusay in

- Advertisement -

Xarunta Ammaanka Maraakiibta ee Geeska Afrika waxaa loo soo wareejin doonaa magaalladda Brest ee daka Farasniiska marka la gaaro bisha Maarso 29-da ee soo socda.

Sidoo kale, Taliska Ciiddanka Badda ee Hawlgalka Atlanta  oo haatan ku yaalla magaalladda London ee dalka Britain waxaa loo soo wareejin magaalladda Rota ee dalka Spain marka la gaaro bisha Maarso 29-da ee soo socda.

Dhinaca kale, Golaha Barlamaanka Europe waxay ansixiyeen Miisaaniyadda Hawlgaalka La-dagaalanka Burcadda ka qowleysata Xeebaha Somalia, taasi oo dhan 11.777 million oo EURO. Waxaana Kharajkaasi la adeegsan doonaa laga bilaabo bisha Janaayo 1-da ee sannadka soo socda ilaa 21-ka bisha December ee sannadka 2020-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts