HomeCaalamkaDowladda Britain oo ka hadashay Go’aanka QM ee dib loogu dhigay Bixitaanka...

Dowladda Britain oo ka hadashay Go’aanka QM ee dib loogu dhigay Bixitaanka Ciiddanka AMISOM.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Danjiraha UK  u joogta QM, Ambassador Karen Peerce ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Go’aankii ay Golaha Ammaanka ee QM xalay ku gaareen Xilli-u-kordhinta Hawlgalka AMISOM iyo in dib loo dhigo in Ciiddanka AMISOM ka wada huleelaan gudaha Somalia. Ambassador Karen Peerce oo dalkeeda ku lug lahaa Qaraarka Golaha Ammanka waxay xustay inuu Go’aankaasi oggolaanayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha UK  u joogta QM, Ambassador Karen Peerce ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Go’aankii ay Golaha Ammaanka ee QM xalay ku gaareen Xilli-u-kordhinta Hawlgalka AMISOM iyo in dib loo dhigo in Ciiddanka AMISOM ka wada huleelaan gudaha Somalia.

Ambassador Karen Peerce oo dalkeeda ku lug lahaa Qaraarka Golaha Ammanka waxay xustay inuu Go’aankaasi oggolaanayo in dib loo dhigo Xilliga Kala-guurka ee Hawlgalka AMISOM si waqti munaasab ah loo siiyo inta ay Ciiddanka Somalia ka awoodi karaan inay la wareegaan mas’uuliyadda Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in Dib-u-dhigistaasi ay Ciiddanka AMISOM u oggolaanayso inay ugu diyaar garoobaan Xilliga  saxda ah oo ay kaga bixi doonaan Somalia, waxayna rajo xooggaan ka muujisay inay AMISOM sii wadi doonaan Hawlgalka lagu soo celinayo Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay xilli-kordhin u sameeyeen Hawlgalka AMISOM oo la gaarsiiyey ilaa bisha May 31-da ere sannadka soo socda iyo in la dhimo Tirada Ciiddanka AMISOM, lana gaarsiiyo 20,626 Askari marka la gaaro bisha Feberaayo 28-da ee sannadka soo socda ee 2019-ka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts