HomeCaalamkaMaraykanka oo la sheegay inuu Turkiga u dirayaan Diyaaradaha xambaara Nukliyeerka ee...

Maraykanka oo la sheegay inuu Turkiga u dirayaan Diyaaradaha xambaara Nukliyeerka ee B 61

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warbaahinta Dowladda Raashiya ayaa maanta sheegtay inay Maraykanka qorsheynayaan inay Diyaaradaha B 61 geeyaan Saldhigyadda Isbahaysiga NATO ku leeyihiin Qaaradda Europe oo ay Turkiga ka mid tahay. Wakaalladda Wararka Dowladda Raashiya ee RIA waxay sheegtay inay Dowladda Maraykanka sii  wadaan inay maalgeliyaan Hubka sida xooggan wax u gumaada, iyadoo la filayo in Saldhigyadda NATO ee […]

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda Raashiya ayaa maanta sheegtay inay Maraykanka qorsheynayaan inay Diyaaradaha B 61 geeyaan Saldhigyadda Isbahaysiga NATO ku leeyihiin Qaaradda Europe oo ay Turkiga ka mid tahay.

Wakaalladda Wararka Dowladda Raashiya ee RIA waxay sheegtay inay Dowladda Maraykanka sii  wadaan inay maalgeliyaan Hubka sida xooggan wax u gumaada, iyadoo la filayo in Saldhigyadda NATO ee ku yaalla Turkiga, Jarmalka iyo Talyaaniga la geyn doono Diyaaradaha B61-12 LEP ee xambaara Nukliyeerka marka la gaaro sannadka 2020-ka.

- Advertisement -

Diyaaradaha the B61-12  waxaa dhawaan lagu tijaabiyey Saldhig ku yaalla Gobalka Nevada ee dalka Maraykanka, waxaana la filayaa in ku-dhawaad 50 ka mid ah Diyaaradahaasi la geyn doono Saldhig ku yaalla Turkiga.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories