HomeCaalamka(SAWIRO): Duq magaallo oo lagu dilay dalka Filibiin.

(SAWIRO): Duq magaallo oo lagu dilay dalka Filibiin.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maayarkii magaalladda TANANUAN ee dalkaasi, ANTONIO HALILI ayaa saakayto toogasho lagu dilay, xilli uu ka qeyb galayey Calan-saarka. Maayarkaasi ayaa la sheegay inay hal xabbad laabta looga dhuftay, wuxuuna ku geeeiyooday Isbitaalka. Dabley aan la aqoonsan ayaa la sheegay inay Maayarka soo toogteen, mana kala cadda sababta loo dilay. Antonio Halili waxaa lagu eedeeyn jirey […]

- Advertisement -

Maayarkii magaalladda TANANUAN ee dalkaasi, ANTONIO HALILI ayaa saakayto toogasho lagu dilay, xilli uu ka qeyb galayey Calan-saarka.

Maayarkaasi ayaa la sheegay inay hal xabbad laabta looga dhuftay, wuxuuna ku geeeiyooday Isbitaalka.

- Advertisement -

Dabley aan la aqoonsan ayaa la sheegay inay Maayarka soo toogteen, mana kala cadda sababta loo dilay.

Antonio Halili waxaa lagu eedeeyn jirey inuu ku lug lahaa Ganacsiga Daroogadda, inkastoo uu beeniyey arrintaasi.

Kooxo ka ganacsada Daroogada ayaana ku xooggan magaalladdii uu Maayarka ka ahaa ee TANANUAN oo 70 KM dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Manila.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories