HomeCaalamkaHaweeney u dhalatay Turkiga oo lagu xiray Tel Aviv.

Haweeney u dhalatay Turkiga oo lagu xiray Tel Aviv.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dowladda Turkiga waxay ugu baaqday Yuhuudda in sida ugu dhaqsaha badan loo sii daayo Haweeney Turkish ah, oo labo isbuuc ka hor lagu xiray caasimadda Yuhuudda ee Tel Aviv. Haweeneydaasi oo lagu magacaao Ebru Ozkan waxaa bishii June 11-dii lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Gurion Airport ee magaalladda Tel Aviv, xilli ay doonaysay inay dib […]

- Advertisement -

Dowladda Turkiga waxay ugu baaqday Yuhuudda in sida ugu dhaqsaha badan loo sii daayo Haweeney Turkish ah, oo labo isbuuc ka hor lagu xiray caasimadda Yuhuudda ee Tel Aviv.

Haweeneydaasi oo lagu magacaao Ebru Ozkan waxaa bishii June 11-dii lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Gurion Airport ee magaalladda Tel Aviv, xilli ay doonaysay inay dib ugu soo laabto dalkeeda hooyo ee Turkiga.

- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee Yuhuudda waxay ku eedeeyeen Haweeneydaasi oo 27-jir ah  inay xiriir la leedahay Urur Argagixiso, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Maama dhashay Gabadhaasi oo lagu magacaabo Ayten Ozkan waxay beenisay Eedeymahaasi, iyadoo xarigaasina  ku sheegtay mid aan caddaalad ahayn.

Maamadda oo ;a hadashay Wakaalladda Wararka ANDAOLU waxay sheegtay inay gabadheeda 2 jeer booqasho ku tegtay magaalladda Quddus-ta barakaysan ee ay Yuhuudda xoogga ku haystaan.

- Advertisement -

“Gabadheyda waxay aad u jeceshay Qudus, waxay kaloo jeceshahay dadka iyo carruurta haalkaasi ku nool” ayey tiri Maamaddaas oo intaasi ku dartay inaysan muddo 19 maalmooda wax xiriir ah ka helin gabadhooda ku xiran Yuhuudda.

Waxay sheegtay inay jeceshay inay gabadheeda noqoto Codka Reer Qudus iyo Masjidka Alaqsa iyo Hooyooyinka wadna-xanuunka qaba.

Ebru Ozkan waxaa la sheegay inay magaalladda Qudus u tagtay si ay ugu soo gudato Waajibaadkii Soonaka ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxay horey u sii qaadatay Shumacyo, Balloonis iyo Buugaagta Ardayda ee wax lagu sawiro.

Waxaa la qorsheynayey in shalay la sii daayo, iyadoo ay Maxkamddu markii labaad dhegeysatay dacwadda lagu so ooogay Haweeneydaasi u dhalatay Turkiga ee lagu magacaabo Ebru Ozkan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories