HomeCaalamkaTirada dadkii ku geeriyooday dabkii ka kacay Suuq ku yaalla Nairobi...

Tirada dadkii ku geeriyooday dabkii ka kacay Suuq ku yaalla Nairobi oo sii korodhay.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Telefishinka NTV ayaa goor dhow shaaciyey inay ugu yaraan 15 qof ku geeriyootay dabkii ka kacay Suuqa Gikomba ee magaalladda Nairobi. Wargeyska kale ee Business Daily waxa uu qoray inay 15 qof geeriyootay, 70 kalena ku dhaawacmeen dabkaasi.. Wargeyska kale ee Nation waxa uu ka soo xigtay Goobjoogayaal in ugu yaraan 6 mayd la aqoonsan kari […]

- Advertisement -

Telefishinka NTV ayaa goor dhow shaaciyey inay ugu yaraan 15 qof ku geeriyootay dabkii ka kacay Suuqa Gikomba ee magaalladda Nairobi.

Wargeyska kale ee Business Daily waxa uu qoray inay 15 qof geeriyootay, 70 kalena ku dhaawacmeen dabkaasi..

- Advertisement -

Wargeyska kale ee Nation waxa uu ka soo xigtay Goobjoogayaal in ugu yaraan 6 mayd la aqoonsan kari waayey, kadib, markii ay wada gubteen.

Idaacadda Dowladda KBC waxay werisay dhimashada ugu yaraan 15 iyo dhaawaca 70 kale  oo u badnaa Ganacsato, kuwaasi oo la dhigay Isbitaalka Dowladda ee Kenyatta Hospital.

Weli lama caddaynin waxa sababay dabkaasi iyo inta uu la eg yahay hantida ku bas beeshay.

- Advertisement -

Suuqa Gikomba oo lagu iibiyo dharka Mustacmalka waxa dhowr jeer ka kacay dab sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Halkan ka daawo:

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories