HomeCaalamkaMadaxweynayaasha Maraykanka iyo Raashiya oo ku kulmi doona dal saddexaad

Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Raashiya oo ku kulmi doona dal saddexaad

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo inuu dhigiisa Raashiya bartamaha bisha July ku kulmaan Caasimadda dalka Austria ee Vienna ama Caasimadda dalka Finland ee Helisinki. Donald Trump ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa dalka Portuqiika, Marcelo Rebelo de Sousa xalay ku qabteen Aqalka Cad ee magaalladda Washington. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo inuu dhigiisa Raashiya bartamaha bisha July ku kulmaan Caasimadda dalka Austria ee Vienna ama Caasimadda dalka Finland ee Helisinki.

Donald Trump ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa dalka Portuqiika, Marcelo Rebelo de Sousa xalay ku qabteen Aqalka Cad ee magaalladda Washington.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inuu Madaxweynaha Raashiya la kulmi doona xilli ka mid ah Safarka uu bisha soo socota ku tegi doono Europe, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay ka wada hadli doonaan Xiriirka labada dal, Xiisadaha ka taagan dalalka Syria, Yukrayn iyo Waqooyiga Kuurya.

Dhinaca kale, Madaxweyne Trump waxaa la filayaa inuu Ra’isul-wasaaraha dalka Talyaaniga, Giuseppe Conte bisha July 30-da kula kulmi doono Aqaalka Cad ee magaalladda Washington.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories