HomeCaalamkaDacwad u dhaxeysa Imaaraadka iyo Qatar oo ka billaabatay Maxkamada ICJ

Dacwad u dhaxeysa Imaaraadka iyo Qatar oo ka billaabatay Maxkamada ICJ

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dowladda Qadar ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta u gudbisay Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague, iyada oo dacwada u dhaxeyas labada dhinac ay bilaabatay. Dowlada Qatar waxa ay Imaaraadka ku eedeysay xadgudub dhinaca xuquuqda aadanaha ah iyo Takoor gaar ah oo ay ku sameysay muwaaddiniinta Dalka Qadar eek o nool Imaaraadka Carabta. Qatar […]

- Advertisement -

Dowladda Qadar ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta u gudbisay Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague, iyada oo dacwada u dhaxeyas labada dhinac ay bilaabatay.

Dowlada Qatar waxa ay Imaaraadka ku eedeysay xadgudub dhinaca xuquuqda aadanaha ah iyo Takoor gaar ah oo ay ku sameysay muwaaddiniinta Dalka Qadar eek o nool Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Qatar ayaa ayaa Maxkamada horgeysay in Imaaraadka uu u gefay jiritaanka Dadka Qatar,in ka badan 13,000 oo dad u dhshay dalka Qatar dalkaasi laga eryay qaarkoodna hantidooda la boobay,halka kuwo kale loo diidan in ay Eheladooda dib u midoobaan.

Sidoo kale in Imaaraadka hawadiisa uu ka mamnuucay Diyaaradda Qatar Airways iyo qodobo kale.

Wakiillada Dalka Qatar ayaa shalay oo Arbaca ahayd waxaa ay Maxkamadda ka hor jeediyeen dacwadda ay u qabaan Imaaraadka.

- Advertisement -

Maanta oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Wakiillada Imaaraadka aay iyaguna fal celinta Dacwadda Imaaraadka ka jeediyaan Maxkamadda horteeda.

Gaba gabadii  Wakiillada Qatar waxaa ay sheegeen in Dowladaha kale ee go’doomiyay,sida,Sucuudiga,Masar iyo Baxreyn aysan u dhaqmin sida ay u dhaqantay Imaaraadka

Latest stories