HomeCaalamkaHaraagga Maydadkii Askarta Maraykanka ee lagu dilay Waqooyiga Kuurya oo laa soo...

Haraagga Maydadkii Askarta Maraykanka ee lagu dilay Waqooyiga Kuurya oo laa soo dhiibi doono.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalka ay ku soo dhiibayaan maydadka Askarta Maraykanka oo ay ku jiraan kuwii lagu waayey dagaalkii  ka dhacay Waqooyiga Kuurya. 2 Sarkaal oo ka tirsan Milliteriga Maraykanka ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS in maalmaha soo socda loo soo gacan gelin doono Maydadkaasi. Waxay  kaloo sheegeen in maydadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalka ay ku soo dhiibayaan maydadka Askarta Maraykanka oo ay ku jiraan kuwii lagu waayey dagaalkii  ka dhacay Waqooyiga Kuurya.

2 Sarkaal oo ka tirsan Milliteriga Maraykanka ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS in maalmaha soo socda loo soo gacan gelin doono Maydadkaasi.

- Advertisement -

Waxay  kaloo sheegeen in maydadka lagu wareejin doono Taliska Ciiddanka QM ee ku sugan dalka Koonfurta Kuurya, waxaana maydadkaasi loo duulin lahaa Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Maraykanak ku leeyihiin Jesiiradda Haawaay.

Wareejinta haraagga Maydadka Askarta Maraykanka waxa uu qeyb ka AHAA Heshiiskii Taarikhiga ee ay Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya isbuucii hore ku wada gaareen dalka Singapore.

Warar ayaa sheegaya inay bilo ama sannado qaadan doonto si loo aqoonsado inay maydadkaasi yihiin Askartii Mraaykanak ee lagu dilay dagaalkii Kuuruya ee dhacay sannadihii 1950-kii ilaa 1953-kii.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 7.700 oo Askar Maraykan ah ayaa lagu waayey , iyadoo ay in ka badan 36,500 Askar Maraykan lagu dilay Dagaalkaasi.

Dowladad Waqooyiga Kuurya waxay horey u sheegeen inay hayaan haraagga maydadkii Askar Maraykan oo dhan 200 Askari, iyadoo qaar ka mid ah haraagga maydadkaasi lagu celiyey Mraaykanka sannadkii 2007-dii, kadib, markii uu Guddoomiyaha cusub ee Gobalka New Mexico ee dalka Mraaykanka, Bill Richardson booqasho ku tegay caasimadda dalka Waqooyiga Kuurya ee Pyongyang.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts