HomeCaalamka(MUUQAAL):Taksiile dad ku dhawaacay bartamaha magaalladda Mosko.

(MUUQAAL):Taksiile dad ku dhawaacay bartamaha magaalladda Mosko.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

8 qof ayaa la jiirsiiyey Taksi, kuwaasi oo 2 ka mid ah xaalladooda aad u liidato. Dareewal waday Taksi ayaa la sheegay inuu dadkaasi ku dhawaacay Fagaaraha Cas ee Mosko, oo wax yar u jirta Xarunta Keremiliinka ee loog taliyo dalkaasi. Duqa magaalladda Mosko, Sergey Sobyanin waxa uu Bartiisa Twitter-ka ku qoray inay dhacdo aan […]

- Advertisement -

8 qof ayaa la jiirsiiyey Taksi, kuwaasi oo 2 ka mid ah xaalladooda aad u liidato.

Dareewal waday Taksi ayaa la sheegay inuu dadkaasi ku dhawaacay Fagaaraha Cas ee Mosko, oo wax yar u jirta Xarunta Keremiliinka ee loog taliyo dalkaasi.

- Advertisement -

Duqa magaalladda Mosko, Sergey Sobyanin waxa uu Bartiisa Twitter-ka ku qoray inay dhacdo aan la filaynin si kedis ah ku dhacday, isla markaana yy Dareewalka xakamayn kari waayey Gaariga uu dadka jiirsiiyey, waxaana meesha laga saaray inuu falkaasi ahaa mid Argagixiso.

Boliska ayaa sheegay in Darewaalka geystay shilkaasi la xiray, lana filayo in berrito la soo taago Maxkmaad.

- Advertisement -

Dareewalka oo watay Laysin laga bixiyey dalka Karakhitaan waxa uu  sheegay inuu 20-saacadood soo jeediyey oo uu shaqaynayey, ila markaana uu si kama’ ah ku dhacy shilkaasi.

Dhinaca kale, Safaaradda Meksiko ku leedahay magaalladda Mosko ayaa xaqiijisay inay  2 haween oo ka mid ah Muwaadintooda ku dhaawacmeen shilkaasi, waxayna haweenkaasi ka mid yihiin Taageerayaasha Reer Meksiko ee  u yimid  Raashiya si ay u daawadaan Ciyaaraha Kooka Adduunka oo haatan ka socda dalkaasi

Halkan ka daawo Muuqaalka oo nadin leh:

https://youtu.be/0DNS4B3Ug_c

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories