HomeCaalamkaHoggaamiye Gacan-yare u ahaa Usaama Bin Laadin oo la qabtay.

Hoggaamiye Gacan-yare u ahaa Usaama Bin Laadin oo la qabtay.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Sarkaal Sare oo Milliteri ayaa u sheegay Telefishinka Al-arabiya English inay Ciiddanku shalay qabteen Abu Sufyaan Bin Qumu oo ka mid ahaa Saraakiisha Ururka Al-qaacida, ahaana Dareewalka Khaaska ee Hoghaamiyihii geeriyooday ee Ururkaasi, Usaama Bin Laadin. Bin Qumu ayaa la shegay in lagu qabtay Hawlgal ka dhacay magaalladda DERNA oo ay ku xooggan yihiin Kooxaha […]

- Advertisement -

Sarkaal Sare oo Milliteri ayaa u sheegay Telefishinka Al-arabiya English inay Ciiddanku shalay qabteen Abu Sufyaan Bin Qumu oo ka mid ahaa Saraakiisha Ururka Al-qaacida, ahaana Dareewalka Khaaska ee Hoghaamiyihii geeriyooday ee Ururkaasi, Usaama Bin Laadin.

Bin Qumu ayaa la shegay in lagu qabtay Hawlgal ka dhacay magaalladda DERNA oo ay ku xooggan yihiin Kooxaha Xag-jirka ka dagaalanta gudaha Libya.

- Advertisement -

Abu Sufyaan Bin Qumu oo 59-jir ah waxa loo aqoonsan yahay mid ka mid ah Hoggaamiyayaasha ugu caansan Ururka Al-qaacida, wuxuuna haatan madax ka ahaa Maleeshiyadda Kooxda Ansaar Al-shareeca ee ka dagaalanta Libya, wuxuuna ka mid ahaa Maxaabiistii Al-qaacida ee laga sii daayey Xabsiga Guwatanaamo Bay sannadkii 2007-dii.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories