HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirka Amniga Qaranka

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirka Amniga Qaranka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Goordhow ka furmay  shirka Amniga Qaranka,waxaana furay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaas oo Saddexdii biloodba mar la qabto ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweyne Farmaajo,Ra’iisul Wasaare kheyre,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda Dowlad goboleedyada. Shirkaas ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli uu jiro mad madow ka dhex jira […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Goordhow ka furmay  shirka Amniga Qaranka,waxaana furay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shirkaas oo Saddexdii biloodba mar la qabto ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweyne Farmaajo,Ra’iisul Wasaare kheyre,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda Dowlad goboleedyada.

- Advertisement -

Shirkaas ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli uu jiro mad madow ka dhex jira Madaxda  Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka,waxaa diirada lagu saari doonaa amniga guud ee dalka, hannaanka federaalaynta, wadaaga khayraad dalka iyo tayeynta iyo isku dhafka ciidamada.

Ammaanka Magalada Baydhabo ayaa Siweyn loo adkeeyey,waxaana la filayaa in shirkaas oo socon doona mudo laba Cisho ah laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan qodobadii ay madaxdu ku heshiiyeen.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts