HomeCaalamkaSoomaali si qarsoodi ah u gelineysay Sacuudiga Maandooriyaha xashiiska oo la qabtay

Soomaali si qarsoodi ah u gelineysay Sacuudiga Maandooriyaha xashiiska oo la qabtay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Afhayeen u hadlay Ciiddanka dalkaasi ayaa maanta sheegay in 20 qof oo tahriibinaysay 641 Kg oo Xashiish bishii hore lagu qabtay Xuduudka Koonfureed ee dalkaasi. Ilaaladda Xuduuka ee magaallooyinka Jizaan, Najraan iyo Casir ayaa la sheegay inay faashiliyeen isku-day lagu doonayey in Xashiish culayskiisu dhamaa 641 Kg. ama in ka badan  Kala-barka Hal Tan. Eedeysanayaasha […]

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Ciiddanka dalkaasi ayaa maanta sheegay in 20 qof oo tahriibinaysay 641 Kg oo Xashiish bishii hore lagu qabtay Xuduudka Koonfureed ee dalkaasi.

Ilaaladda Xuduuka ee magaallooyinka Jizaan, Najraan iyo Casir ayaa la sheegay inay faashiliyeen isku-day lagu doonayey in Xashiish culayskiisu dhamaa 641 Kg. ama in ka badan  Kala-barka Hal Tan.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha lagu qabtay Xashiishkaasi ayaa kala ahaa 9 Ethiopian, 9 Yemeniyiin iyo 2 Soomaali ah.

Eedeysanayaasha iyo Xashiishkii waxaa loo gudbiyey Taliska Ciiddanka La-dagaalanka Daroogadda, si ay baaritaan dheeraad ah ugu sameeyaan.

Bishii Maarso ee sannadkan waxaa Sacuudiga lagu qabtay 22 Eedeysane oo tahriibinaysay in ka badan 400 Kg oo Xashiish iyo daroogada Herowiinka (Heroin).

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Sacuudiga waxay Dil Qoor-goyn ah ku fuliyaan dadka lagu qabto waxyaabaha Mukhaadaraadka, mana kala cadda haddii 20-ka Eedeysane ee la qabtay lagu fulin doono Xukunkaasi.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories