HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaarey Magalada Baydhab

Sawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaarey Magalada Baydhab

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa goordhow agarey wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre halakas oo manta lagu wado in uu ka furmo shirka Amniga Qaranka. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa Baydhabo ku soo dhaweeyey xubno uu hor kacayey Madaxweynaha dowald goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,xildhibaano iyo masuuliyiin kale. Amniga Magalada Baydhabo […]

- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa goordhow agarey wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre halakas oo manta lagu wado in uu ka furmo shirka Amniga Qaranka.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa Baydhabo ku soo dhaweeyey xubno uu hor kacayey Madaxweynaha dowald goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Amniga Magalada Baydhabo ayaa manta aad loo adkeeyey,waxaan lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta uu ka furmo halkaasi shirka Golaha Amniga Qaranka.

Sidoo kale waxaa iyana goordhow gaari doona Madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira si ay shirkaasi uga qeyb galaan.

Wararkii u dambeeyey ee furitaanka Shirka Golaha Amniga Qaranka ee Baydhabo kala socda Radiodalsan.com.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories