HomeWararKoox hubeysan oo laba Dhalinyaro ah ku toogtay Muqdisho

Koox hubeysan oo laba Dhalinyaro ah ku toogtay Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Rag hubeysan ayaa goordhow suuqa Bakaaraha waxaa la sheegay in ay ku dileyn laba Dhalinyaro ah,iyaga oo intadi kadib baxsaday. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag,sida ay Dalsan u sheegeen dad goobjoogayaal ah. “Anaga oo meesha joogno ayaa rasaas maqalnay kadib waxaa aragnay laba ka mid ah dhalinyarada baaburta  lacag […]

- Advertisement -

Rag hubeysan ayaa goordhow suuqa Bakaaraha waxaa la sheegay in ay ku dileyn laba Dhalinyaro ah,iyaga oo intadi kadib baxsaday.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag,sida ay Dalsan u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

“Anaga oo meesha joogno ayaa rasaas maqalnay kadib waxaa aragnay laba ka mid ah dhalinyarada baaburta  lacag ka qaadi jiray oo meesha yaalla manaqaano waxa dilay laakin isgosyka bakaaraha oo dhan waa laga yaqaanay,goobta waa lagu kala cararay ciidao ayaa hadda baaritaano wada laakin weli ma aerkin dad ay qabteen ayuu yir mid ka mid ah dadka ku Ganacsada Isgoyska Bakaaraha.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn Isgoyska Bakaarah ayaa goobta gaarey kuwaas oo haatan howlgal baaritaano ah ka wada.

Shalay ayay aheyd markii laba ka tirsanaa Askarta dowladda lagu dilay Busjeeda Gawaarida Baydhabo aada laga raaco ee suuqa Bakaaraha iyo qof Shacab ah oo ku dhintay is rasaaseyn dhexmartay raga hubeysnaa iyo askartii la dilay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories