HomeWararMaamulka degmada Wartanabada oo kulan deg deg ah ka leh dilkii Guddoomiyaha...

Maamulka degmada Wartanabada oo kulan deg deg ah ka leh dilkii Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xiligii Salaadi maqrib ayaa kooxo hubeysan waxa ay agagaarka Masjidka Cabada iyo Cawreere ee degmada Wartanabada ku dileyn Guddoomiyihii Ururka Dhalinyarada degmadaas. In kastoo aan cidna weli loo qaban dilkaas ayaa Maamulka degamda Wartanabada waxa ay haatan la leeyihiin kulan deg deg ah oo looga arrinsano dilka guddoomiyii Ururka dhalinyarada degmada Cabduweli  Maxamed. Guddoomiyaha degmada […]

- Advertisement -

Xiligii Salaadi maqrib ayaa kooxo hubeysan waxa ay agagaarka Masjidka Cabada iyo Cawreere ee degmada Wartanabada ku dileyn Guddoomiyihii Ururka Dhalinyarada degmadaas.

In kastoo aan cidna weli loo qaban dilkaas ayaa Maamulka degamda Wartanabada waxa ay haatan la leeyihiin kulan deg deg ah oo looga arrinsano dilka guddoomiyii Ururka dhalinyarada degmada Cabduweli  Maxamed.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada degmada Wartanabada Seynab Xaabsey ayaa ciidamada ammaanka ku amartay in ay sideg deg ah gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka dambeeyey dilkaas.

Dilka loo geystay Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir ayaa waxa uu qeyb ka yahay dilalka ka dhacaya Magalada Muqdisho oo ay masuuliyadooda sheegtaan Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories