HomeCaalamkaXAMAAS oo madaafiic ku garaacday Koonfurta Yuhuudda.

XAMAAS oo madaafiic ku garaacday Koonfurta Yuhuudda.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Hadal ka soo baxay Milliteriga Yuhuudda ayaa lagu sheegay inay Dagaalamayaasha Dhaqhaqaaqa XAMAS saakayto duqeyntii ugu cuslayd la beegsadeen qeybo ka mid ah Koonfurta Yuhuudda. In ka badan 25 Hoobiye ayaana maanta oo keliya lagu garaacay Koonfurta Yuhuudda, inkastoo ay Milliteriga Yuhuudda sheegeen inaysan cidna wax ku noqonin Gantaaladaasi, lagana hortegay. Warbaahinta Yuhuudda ayaa sheegtay […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Milliteriga Yuhuudda ayaa lagu sheegay inay Dagaalamayaasha Dhaqhaqaaqa XAMAS saakayto duqeyntii ugu cuslayd la beegsadeen qeybo ka mid ah Koonfurta Yuhuudda.

In ka badan 25 Hoobiye ayaana maanta oo keliya lagu garaacay Koonfurta Yuhuudda, inkastoo ay Milliteriga Yuhuudda sheegeen inaysan cidna wax ku noqonin Gantaaladaasi, lagana hortegay.

- Advertisement -

Warbaahinta Yuhuudda ayaa sheegtay in mid ka mid ah Gantaalladaasi uu ku habsaday Dugsiga Xannaanadda Carruurta.

Dhinaca kale, Dooni ay la socdaan Arday iyo dad dhaawacan ayaa maanta ka soo ambabaxay Dekedda magaalladda Qasa, si ay u jebiyaan xayiradda 11-sanno jirsatay ee ay Yuhuudda ku hayaan dadka Reer Falastiin ee ku nool Marinka Qasa.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories