HomeCaalamkaDowladda Denmark oo ballan qaaday Taageeridda Hawlgalka AMISOM.

Dowladda Denmark oo ballan qaaday Taageeridda Hawlgalka AMISOM.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Danjiraha Denmark uga wakiilka ah dalalka Somalia, Kenya, Eritrea iyo Seychelles Ambassador Mette Knudsen ayaa Yaboohaasi ka sheegtay kadib, markii ay booqasho ku tegtay Xarunta Dhexe ee Hawlgalka ay Midowga Afrika ka wadaan  Somalia ee AMISOM. Ambassador Mette Knudsen waxay Kulamo la qaadatay Madaxda Sare ee AMISOM, waxayna hoosta ka xariiqday sida loo baahan yahay inuusan […]

- Advertisement -

Danjiraha Denmark uga wakiilka ah dalalka Somalia, Kenya, Eritrea iyo Seychelles Ambassador Mette Knudsen ayaa Yaboohaasi ka sheegtay kadib, markii ay booqasho ku tegtay Xarunta Dhexe ee Hawlgalka ay Midowga Afrika ka wadaan  Somalia ee AMISOM.

Ambassador Mette Knudsen waxay Kulamo la qaadatay Madaxda Sare ee AMISOM, waxayna hoosta ka xariiqday sida loo baahan yahay inuusan Xilliga Kala-guurka wax u dhimin guulaha ay AMISOM gaareen 11-kii sanno ee ay Somalia joogeen.

- Advertisement -

Wxaay kaloo sheegtay inay Denmark ka go’an tahay  Taageeridda Hawlgalka AMISOM, gaar ahaan juhdiga lagu bixinayo Deganaanshaha Somalia iyo Qorshaha Xilliga Kala-guurka ee ay Askarta AMISOM kaga bixi doonaan dalka Somalia.

Dhinaca kale, Kaaliyaha Ergayga Garaka ee Midowga Afrika u jooga Somalia, Ambassador Simon Mulongo waxa uu Danjiraha Denmark uga mahad celiyey taageeradda ay Dowladda Danish-ka siiyaan Hawlgalka AMISOM si loo soo celiyo Nabadda Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories