HomeWararHowlgallo Caawa ka socda degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Howlgallo Caawa ka socda degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Caawa waxa ay howlgallo kala duwan ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo maalmahaan ay dilal ka dhacayeen. Howlgallada ayaa ciidamada waxa ay ka wadaan Xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Wadajir,xilli saacadihii la soo dhaafay ay dilal qorsheysan ka dhaceyn. Ciidamada ayaa istaajinaya dadka Wadooyinka Xaafadahaas maraya iyaga oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Caawa waxa ay howlgallo kala duwan ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo maalmahaan ay dilal ka dhacayeen.

Howlgallada ayaa ciidamada waxa ay ka wadaan Xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Wadajir,xilli saacadihii la soo dhaafay ay dilal qorsheysan ka dhaceyn.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa istaajinaya dadka Wadooyinka Xaafadahaas maraya iyaga oo baaritaano ku sameynaya,waxana ciidamada qaar ay baarayaan Guryaha ay ka shakiyaan.

In kastoo weli aysan saraakiisha ciidamada amniga weli wax faah faahin ah ka bixin howlgalka ayaa hadana dadka ku nool degmooyinka Wadajir iyo Waaberi waxa ay sheegayaan in tiro dad ah lagu qabqabtay howlgalkaas.

Wixii ku soo kordha howlgalka ay Ciidamada Dowladda ka wadaan degmooyinka Wadajir iyo Waaberi kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts