HomeWararAkhriso:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo aqbalay codsi ka yimid dowladda Soomaaliya

Akhriso:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo aqbalay codsi ka yimid dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalma ka hor Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye waxa uu ugu baaqay madaxda Galmudug ee is khilaafsan in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo lagu dhex dhexaadinayo. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo ka mid ah Madaxda is khilaasfan ee Galmudug ayaa isaga oo ku sugan Cadaado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalma ka hor Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye waxa uu ugu baaqay madaxda Galmudug ee is khilaafsan in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo lagu dhex dhexaadinayo.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo ka mid ah Madaxda is khilaasfan ee Galmudug ayaa isaga oo ku sugan Cadaado waxa uu sheegay in codsiga dowladda ee ah in shir loo qabto madaxda Galmudug uu soo dhaweynayo.

- Advertisement -

War qoraal ah oo uu soo saarey ayuu ku sheegay in markii hore ay iyaga dalbadeen in madaxda khilaafka uu ka dhaxeeyo ee Galmudug la dhex dhexaadiyo taasina ay dowladdu ka jawaabtay,isla markaana isaga iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ay soo dhaweynaayan shirkaas oo dowaldu sheegtay in la qabanayo 30 Bishaan oo Beri ku began.

Hoos Ka Akhriso Warka qoraalka ah ee ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts