HomeCaalamkaSaldhigga Boliska Degmadda Kaaraan oo la dayactiray.

Saldhigga Boliska Degmadda Kaaraan oo la dayactiray.

Date:

Related stories

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Hawlgalka AMISOM waxay sheegeen inay dhamaystireen Dhismo Dayactir oo ay ka wadeen Saldhigga Boliska Degmadda Kaaraan ee magaalladda Muqdisho. Dib-u-dhiska oo socday dhowr bilood ayaa waxaa lagu maalgeliyey Kaalmo Dhaqaale oo ay Dowladda Japan ugu deeqday Ciiddanka Boliska Somalia. Taliyaha Boliska Gobalka Banaadir, Jeneral Axmed Xasan Maalin oo ka hadlay Munaasabadda AMISOM lagala wareegayey dayactirka […]

- Advertisement -

Hawlgalka AMISOM waxay sheegeen inay dhamaystireen Dhismo Dayactir oo ay ka wadeen Saldhigga Boliska Degmadda Kaaraan ee magaalladda Muqdisho.

Dib-u-dhiska oo socday dhowr bilood ayaa waxaa lagu maalgeliyey Kaalmo Dhaqaale oo ay Dowladda Japan ugu deeqday Ciiddanka Boliska Somalia.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska Gobalka Banaadir, Jeneral Axmed Xasan Maalin oo ka hadlay Munaasabadda AMISOM lagala wareegayey dayactirka Saldhigaasi waxauu AMISOM ku booriyey inay sii wadaan Dhismaha Awooddaha Ciiddanka Boliska Somalia.

Dhinaca kale,  Sarkaalka AMISOM Ugu qaabilsan Arrimaha Rayidka, Christopher Ogwang Aria ayaa sheegay inuu Saldhigga Boliska Kaaraan loogu adeegi doono dhowista Aharciga iyo Amarka ee Degmadda Kaaraan.

Waxa u ucarrabka ku dhuftay inay AMISOM taageero ka geysan doonto sidii loo dayactiri lahaa Saldhigyo badan oo ku yaalla guud ahaan dalka Somalia.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories