HomeCaalamkaLaacibka Maxamed Saalax oo Bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyey inuu ka qeyb geli...

Laacibka Maxamed Saalax oo Bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyey inuu ka qeyb geli doono Koobka Adduunka

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Laacibka dhaawacan ee Kooxda Liverpool FC, Maxamed Saalax ayaa sheegay inuu isgau hubo inuu ka soo muuqan doona Xulka K/cagta Masar ee ka qeyb galaysa Tartanka K/cagta ee Adduunka ee bisha June lagu qaban doono dalka Raashiya. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuuna ku sheegay arrintaasi, kadib, markii uu Garabka kaga dhaawacmay Ciyaartii Finalka […]

- Advertisement -

Laacibka dhaawacan ee Kooxda Liverpool FC, Maxamed Saalax ayaa sheegay inuu isgau hubo inuu ka soo muuqan doona Xulka K/cagta Masar ee ka qeyb galaysa Tartanka K/cagta ee Adduunka ee bisha June lagu qaban doono dalka Raashiya.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuuna ku sheegay arrintaasi, kadib, markii uu Garabka kaga dhaawacmay Ciyaartii Finalka ee ay Kooxdiisa la yeelatay Kooxda Real Madrid, taasi oo ay Real Madrid ku guuleysatay 3-1

- Advertisement -

Kaacibka ayaa ku dhaawacmay qeybtii koowaad ee Ciyaartaasi, kadib, markii uu Kabtanka Real Madrid, Sergei Ramos kala kulmay hagardaamo.

Laacibka Maxamed Salaax waaxa uu Twitter-kiisa ku sheegay inay habeenkaasi ahayd habeen qalalaaso.

“Waxay ahayd habeen aad u rabsho leh, laakiin waxaan ahay Dagaalyahan. Xitaa fursadaha, waxaan ku kalsoonahay inaan tegi doono Raashiya, si aan dhamaantiina idin farax geliyo” ayuu Laacibkaasi soo dhigay Bartiisa Twitter-ka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray: “Jacaylkiinna iyo Taageeradda waxay Aniga I siin doontaa Awoodda aan u baahanay”.

Qoraalka uu Maxamed Salaax soo dhigay Twitter-ka waxa uu u qornaa sidatan:

Mohamed Salah‏Verified account @MoSalah 

It was a very tough night, but I’m a fighter. Despite the odds, I’m confident that I’ll be in Russia to make you all proud. Your love and support will give me the strength I need.

Dhinaca kale, Xulka K/cagta ee Qaranka Masar waxay markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 1990-kii ka qeyb geli doonaan Koobka Adduunka, waxayna bisha June 15-da la ciyaari doonaan Xulka dalka Uruguay.

WQ. Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories