HomeCaalamkaMaraykanka oo ku baaqay in Wasiirka Difaaca ee Koonfurta Suudaan lagu daro...

Maraykanka oo ku baaqay in Wasiirka Difaaca ee Koonfurta Suudaan lagu daro Liiska Madow ee QM.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay inay Golaha Ammaanka ee QM ka codsadeen in Wasiirka Difaaca ee Koonfurta Suudaan, Kuol Manyang Juk iyo 6 xubnood oo kale lagu daro Liiska Madow ee QM. Qaraar qabyo ah oo ay Wakaalladda Wararka ee AFP aragtay ayaa lagu sheegay inay Siyaasiyiintaasi hurinayaan Dagaalka ka socda dalkaasi, isla markaana ay […]

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay inay Golaha Ammaanka ee QM ka codsadeen in Wasiirka Difaaca ee Koonfurta Suudaan, Kuol Manyang Juk iyo 6 xubnood oo kale lagu daro Liiska Madow ee QM.

Qaraar qabyo ah oo ay Wakaalladda Wararka ee AFP aragtay ayaa lagu sheegay inay Siyaasiyiintaasi hurinayaan Dagaalka ka socda dalkaasi, isla markaana ay xayiraan Gargaarka Samafalka.

- Advertisement -

Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inay maalinta Talaaadada ka arrinsadaan Qaraarkaasi, iyadoo laga yaabo in 6-daasi qof laga xayiro Safarka Caalamka iyo Hantida u taalla Bangiyadda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories