HomeCaalamkaMadaxweynaha Iiraan oo Shiinaha kaga qeyb geli doona Shirweyne dhanka Ammaanka.

Madaxweynaha Iiraan oo Shiinaha kaga qeyb geli doona Shirweyne dhanka Ammaanka.

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Dowladda Shiinaha waxay marti gelin doontaa Madaxweyne Xasan Ruuxaani oo la filayo inuu bisha soo socoto booqasho ku tago Pejing. Hadal maanta ka so obaxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Shiinaha ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Ruuxaani ka qeyb geli doono Shirka Ammaanka ee ay dalalka Shiinaha iyo Raashiya hoggaamiyaan ee Iskaashiga Shangahaay. Iiraan waxay […]

- Advertisement -

Dowladda Shiinaha waxay marti gelin doontaa Madaxweyne Xasan Ruuxaani oo la filayo inuu bisha soo socoto booqasho ku tago Pejing.

Hadal maanta ka so obaxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Shiinaha ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Ruuxaani ka qeyb geli doono Shirka Ammaanka ee ay dalalka Shiinaha iyo Raashiya hoggaamiyaan ee Iskaashiga Shangahaay.

- Advertisement -

Iiraan waxay haatan xubin Goobjooge ah ka tahay  Ururka Iskaashiga Shangahaay, kaasi oo la filayo inuu toddobaadka 2-aad ee bisha Juun ka furmo magaalladad QINGADAO ee Waqooyiga Shiinaha.

Dhinaca kale, weli lama shaacinin taariikhda rasmiga ee booqashadda uu Madaxweynaha Iiraan ku tegi doono Shiinaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories