HomeCaalamkaGalbeedka Afganistaan oo lagu dilay ugu yaraan 3 qof.

Galbeedka Afganistaan oo lagu dilay ugu yaraan 3 qof.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeenka Gobalka Heraadt, Jeylaani Farxad ayaa sheegay inay dabley hubeysan dileen ugu yaraan  2-qof oo ay ku jireen Askari iyo shaqaale ka tirsan Xarun lagu diiwaan-geliyo Doorashadda. Askari kale ayaa lagu dhaawacay weerarkaasi oo xalay ka dhacay Galbeedka dalkaasi. Ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda Weerarkaasi. Dhinaca kale,  maleeshiyadda Daalibaan waxay maanta oo Isniin ah weerar […]

- Advertisement -

Afhayeenka Gobalka Heraadt, Jeylaani Farxad ayaa sheegay inay dabley hubeysan dileen ugu yaraan  2-qof oo ay ku jireen Askari iyo shaqaale ka tirsan Xarun lagu diiwaan-geliyo Doorashadda.

Askari kale ayaa lagu dhaawacay weerarkaasi oo xalay ka dhacay Galbeedka dalkaasi.

- Advertisement -

Ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda Weerarkaasi.

Dhinaca kale,  maleeshiyadda Daalibaan waxay maanta oo Isniin ah weerar ku qaadeen dhowr Tuullo oo ka tirsan Degmadda KHOOJA GAHOR ee gonalka Thakar ee Waqooyiga Afganistan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories