HomeCaalamkaFalastiiniyiin la dhaawacay iyo kuwo lagu xiray Xero Qaxooti oo ku taalla...

Falastiiniyiin la dhaawacay iyo kuwo lagu xiray Xero Qaxooti oo ku taalla Daanta Galbed

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dad ku dhawaacmay Hawlgal ay Askarta Yuhuudda ka fuliyeen Xero Qaxooti oo ku taalla dhulka Falastiin. 13 Dhallinyaro Falastiiniyiin ah ayaa lagu dhaawacay Hawlgalkaasi, kadib, markii Askarta Yuhuudda xoog ku soo galeen Xeradda Qaxootiga ee Amaari oo ku taalla magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed ee Falastiin. Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Falastiin waxay sheegeen inay Askarta Yuhuudda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dad ku dhawaacmay Hawlgal ay Askarta Yuhuudda ka fuliyeen Xero Qaxooti oo ku taalla dhulka Falastiin.

13 Dhallinyaro Falastiiniyiin ah ayaa lagu dhaawacay Hawlgalkaasi, kadib, markii Askarta Yuhuudda xoog ku soo galeen Xeradda Qaxootiga ee Amaari oo ku taalla magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed ee Falastiin.

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Falastiin waxay sheegeen inay Askarta Yuhuudda u adeegsadeen rasaas nool iyo suntan dadka ka ilmeysiisa, ka hor intaysan qabanin dhallinyaro ay baadi-goobayeen.

Hawlgalkaasi ayaa yimid maalmo kadib, markii Askari Yuhuudi ah lagu dilay Hawlgal ay ka wadeen Xeradaasi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts